Qubanaha VOA, Feb 20, 2020

공유
소스 코드
  • 게시일 2020. 02. 18.

댓글 • 50

  • @getapplaction9831
    @getapplaction9831 4 년 전 +3

    Hey
    Boss

  • @adanibrahim6322
    @adanibrahim6322 4 년 전 +3

    Dumaroow ilaahey ka cabsada oo qariya jidhkiina.inaan ilaahey idin qatalin qariya laabtiina.

  • @fadma638
    @fadma638 4 년 전 +2

    Saliga Nebiga si fiican carabka ugu adkee😍

  • @cumarcabdi8536
    @cumarcabdi8536 4 년 전 +5

    Voa waxan odhan laha ha karaamo seegina habaar laygu Kari waaye.

  • @saidmohamedaliislawayn3237

    Ilahay cafimaad haku siiyo
    Alshababna ilahay hanaga qabto ilahay waxan ka baryey alshabab iyo cidii mal galisaba ilahay waa awode alle waxan ka baryeynaa
    In alshabba dhulka la jaro Isha Allah Amiinta Soo badiya

  • @ahmadooahmadoo2727

    Mashallah Mashallah Mashallah
    Aad iyo aad baad umahadsantahyyy

  • @cusmandaahir5005
    @cusmandaahir5005 4 년 전 +14

    Falastiin axmed iimaan walashayda qaaliga aheey ilaahay dartii u xijaabo walaalo adigoo ilaahay raali galinaya mahadsanid

    • @user-bc2ir5ix2r
      @user-bc2ir5ix2r 4 년 전

      hadal qiimo badan wuxuu kasoo baxaa qof qiimo badan ilahay khayr badan haku siiyo walal asluubta hadalkaaga ayaa icajabisay

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 4 년 전

      Cusman daahir ha ku mashquulin gabadha hijaabkeda Somali iyago manufaqiin oo waxkasta oo xaraan ah ayeey sameyen wax yar ayaa sida saax uu dhaqma Diintu maha hijaab uun.

    • @4yare182
      @4yare182 4 년 전

      @@ubahguled96 diinto waa xijaab wllo alle ka babaq

  • @maxbuubofficial6659
    @maxbuubofficial6659 4 년 전 +1

    Wad salamantihiin dhamaan daadihiyaasha barnaamijka qubanaha voa fadlan asxaabta ku xiran voa waxan ka codsanaa inay subscribe igu sharfan madama aan ahay qofkii ugu horeeyay

  • @xaliimoxasan1709
    @xaliimoxasan1709 4 년 전 +3

    Xabaalaha la soo fagayo waa kuwii dadkii daarood ee qaxoontiga ahaa ee ay markii dawladii dhacday ku xasuuqeen xeryihii qaxootiga maa sidaa loo sheeggo

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 년 전

      Adeer anaga ogayn oo joognay dadka waa tii dawlad Deeganka lagu celiyay hakasayna ka dhoofeen snm mayba haleelayn Inay dad shiciba ka dagalanto oo dagaal Aya ku socday

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 4 년 전 +3

    Walal ummadda somaliyeed way isleysay dad sokeeye waye wixii dowladdii kacaanka dishey wixii jabhadihii snm,usc,ssdf,spm,iyo wixii caano qabiil loodilo raas kamboni ilaa lowhaye ma soo noqonayan ee hala iscafiyo kuwa xadda nool mustaqbal halooraadiyo cml 40 sano dib u dhacnay cabasho iyo ceed wax ma tarto.

    • @medhayanmed4883
      @medhayanmed4883 4 년 전

      Adeer dhulkaaga dhiso oo wixii aad gaarahaan u leedihiin ku mashquula idinkumana haysto
      Aniguna tayda horaan u dhistay oon ugu tashaday iskakay ilaawa oo nabadgelyo iyo jaarnimo aan ku wada noolaano .guul iyo gobanimo jda somaliland allah barakeeyay

    • @malaqdooy5138
      @malaqdooy5138 4 년 전

      @@medhayanmed4883 walal Somaliland dadkeeda manweelo ku jiran mooye dad runta ka xadlo ma ahaa 30 sono kadan joogji beenta welcome unity Somalia midnimo somayed🇸🇴

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 년 전

      @@malaqdooy5138 Somaliland waxa lagu sameyay Wali Africa kama dhicin MA waxad aragtay meel kale oo somalia ka mida oo madaafiic diyaarado iyo tangiyo lagu garaacay shicibkoda aniga waxba igama galin wixi snm iyo Faqash ay iska dileen lkn waxa ii cad dadki shicibka aha ee la xasuuqay sxb sherkada meesha taala laba qabiil oo is dilay kawayn oo dawlad dhisan Aya weerartay dad shicib ah
      Adeer midnimo wax suurto gal ah maahee wax kale ku riyood

    • @malaqdooy5138
      @malaqdooy5138 4 년 전

      @@medhayanmed4883 walal Somaliland kuma soo horjeeda aniga shaqsi ahanteyda wan ogahay dowladdii military waxa sameysay lkn konfurta dadka degan ma sameynin dowlad dictator ah oo reer Somaliland ku jiran aheed cml xada ha iska dhiqin Taiwan cml walal.welcom back to unity of Somalia,

    • @malaqdooy5138
      @malaqdooy5138 4 년 전

      @@AhmedMohamed-cn7xn walal runta Somaliland dhib xun ayaa u gaysatey dowladdii military waxa ka xumahay lkn 30 sano lamid aheed Taiwan ee waxa fiican in lahashiyo midnimo dalkeyna u dhisano anaga walalnahay cml,

  • @aragsanxaaji8850
    @aragsanxaaji8850 4 년 전

    Anigu waxan iswaydiiyaa iyada oogoboladii koon fureed ay kala tafaraaruqsanyihiin waxan daba dhigay somalilan

  • @xasancisman9657
    @xasancisman9657 4 년 전 +1

    umada somaliyeed waxaa ku dhexjira dowlado shisheeye madaxdanada umadooda iyagaa hogaamin kara talo iyaga ayey ga godaa mahadsanid

    • @umalsamatar9713
      @umalsamatar9713 4 년 전

      Daarood daalimiin cidna marabto. Hawiye president baa noo inaan kara viva irirsamaale.

  • @ahmedwarta1838
    @ahmedwarta1838 4 년 전

    abiy ahmed shaqo kuma leh wadahadalada waayo beesha caalamkaa ku dhaxjirtay abiy dan uu leeyahay ayuuu farmaajo ka wataa mana dhaxgalikaro wada hadalada.

  • @yasinfarah7771
    @yasinfarah7771 4 년 전

    asc . waa aniga oo ah yasin farah ok jooga Ethiopia garahan diredawa waxan leehay inay xalutahay soma& soamaland.

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640

    Faarmaajo ayaa looga baahan yahay in uu aqbalo somaliand dawladnimadeedii hore ay ula timid ,haddii kale wax lagu wada hadli karaa ma jiro .

  • @abdiwalijamal2681
    @abdiwalijamal2681 4 년 전

    Naag ninkeeda kama Taranto isaaq xabashi kama marmaan

  • @cumarcabdi8536
    @cumarcabdi8536 4 년 전 +1

    Ilmo qubane 😂

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653

    Somali and iyaduba ma yasan xasuuq U Geysan boorma dadki ku NOOLA laascanood skidoo Kle

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 년 전

      Kkkkkk yaa waxa kugu yidhi Somaliland lascanod 2007 Aya puntland ka xoraysay booramana WA meshi Somaliland ka aad aasantay

  • @cabdicumar7664
    @cabdicumar7664 4 년 전

    Madaxwayna soomaaliya miyuu ogalyahay enay kagodo soomaalilan haduu ta ogalyahay ayaan ogalahay wada hadal hadii kale majirto wada hadalkale

  • @AhmedMohamed-cn7xn

    Ninkan xamar kaso hadlaya wu hurdaba

  • @abdulrahmansworld162

    Labadaba muqdisho ayay wax ka dhigan ayay kuso gaba gabaysay falastin 😄

  • @abu-yaasir23qalbidacad72

    Salansare kdb midnimada somaliweyn lakin SNM yaka wakiil ah gabod faladi ay u geysten umada somaliyed matida qaxotiga aheyd ay xasuqen kutara kuten ay umada waqoyi dagan lagu Mara hababi inayo kuwa sheganayo SNM bilna Ku qato hadi umadana fahanto kuwa bilka walawaayi malinta way dhowdahay insha ALLAH

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 4 년 전

      waar ilaahaga ka Baqo Haddaad qof Muslim ah tahay wallaahi in aaney jirin qaxoonti la layay
      UNHCR ayaa daad gureysey xataa waxa ku dhuuntey dembiilayaal reer Ethiopia aha midde kale Ciidamadi la qabtay ayaa qoriga laga dhigey Zeylac oo la sii daayey marka qof qaxoontita ka waran. Midda kale UNHCR ayaa gacanta ku haysey bal soo dhig war ay ku sheegayaan.

    • @abu-yaasir23qalbidacad72
      @abu-yaasir23qalbidacad72 4 년 전 +1

      @@abdimagan3482 1500 ruux ba lagu dilay cadeyntedana waxa haya dadki kamidka aha qaxotiga aya wali nool caruurti aabahod lagu hordilay aya dal iyo dibadba joga waxay garan La ayen melay kabilaban kadib markey dib u Helen gob jogayashi xasuqa qaxotiga marki lageysanayey aya diyar u ah inay cadeynta so faqan kuna maqrati fura danbilayashi SNM isku shega aha

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 4 년 전

      @@abu-yaasir23qalbidacad72 Rag badan oo l siyaasiin oo caa ah oo reer Ethiopia ah maxay uga hadli waayeen hadday jirto midde kale iyadoo la ogaa meelwal a i ey ka mudaharadeen afar qof Oo OLNF oo laga qabtay Hargeisa oo loo dhiibeu Cabdi iley .bal noo sheeg sababta ay uga aamuuseen dad maati ah oo la laayey ..mana jirto waxyar proof ah oo laga qorey Caalamkulaakiin wax u arkaa inaad la jeclaatey ceebeyn..

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 년 전

      @@abdimagan3482 sxb waa arin Imika la samaynayo oo laa barbar cararsiinayo tii dadka Somaliland loo gaystay

    • @abu-yaasir23qalbidacad72
      @abu-yaasir23qalbidacad72 4 년 전

      @@abdimagan3482 hadaba waqtigeda LA joga wana haya cadeyn igu filan ruxa ay qabatana LA arki Ila hada dad kaso jeda waqoyi oo culumo ah oo cidna ana ka cabsaneynin ALLAH moyene oo xiliga ganacsato aha qarna gadiidley ah aya goob jog ah oo nool balan na qaday iney hadi wax laga weydiyo ay marag furayan oo wali isaaq

  • @adanibrahim6322
    @adanibrahim6322 4 년 전

    Xaliimo xasan ma ummadda dhan ee magalooyonkeedii la burburiyey ayaa qaxoonti laaayey.dumar uun baad tahey oo waxba dunida kama ogid.kula yaabi maayo.

  • @maxamuudmaxamedcumar1803

    Farmajo.haduu.yimadu.hargesa.bikiudhexayay.madaxda.somaliland.shAcala. sida darted. Bind abandoned. Lohelimayo

  • @ajama1418
    @ajama1418 4 년 전

    So boqda dhalin yarta Burco
    m.krplus.net/bidio/p9F9apiAmI6VnIo

  • @aqoontv5865
    @aqoontv5865 4 년 전

    Dad curyaamiin ah oo diiday in ay is dhiibaan, halkan ka daawo krplus.net/bidio/Z6x_n4aGd46qoqQ

  • @umalsamatar9713
    @umalsamatar9713 4 년 전

    Waliga ma imaanaysid dheh. We need hawiye president not daaquud kk

  • @abwansuldanmuuseali

    Anigu ma ogoli wada hadaĺ.
    By suldanka idoor abwan suldanmuuse ali channel Google.com

  • @fosiyasheikhismail1929

    lllll